HomeWararDEG DEG:-Dagaal Culus oo ka socda Bariga Gobolka Mudug

DEG DEG:-Dagaal Culus oo ka socda Bariga Gobolka Mudug

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wararka aan ka heleyno Maanta Bariga Gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in dagaal saakay ka qarxay uu weli halkaasi ka socdo. Dagaalka ayaa waxa uu intiisa badan ka socdaa tuulooyin hoostaga Meel qiyaastii 10KM u jirta deegaanka Gacnafalle ee Barrigga gobolka Mudug oo lagu Magacaabo Cali-waal. Laba Maleeshiyo Beeleed oo ka soo kala jeeday Maamulada […]

- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Maanta Bariga Gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in dagaal saakay ka qarxay uu weli halkaasi ka socdo.

Dagaalka ayaa waxa uu intiisa badan ka socdaa tuulooyin hoostaga Meel qiyaastii 10KM u jirta deegaanka Gacnafalle ee Barrigga gobolka Mudug oo lagu Magacaabo Cali-waal.

- Advertisement -

Laba Maleeshiyo Beeleed oo ka soo kala jeeday Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa la sheegay in uu dagaalka u dhaxeeyo,waxa uuna dhaliyey Khasaaro dhimasho iyo dhawac waxaana sidoo kale laysku adeegsanayaa hubka noocyadiisa kala duwan sida dadka deegaanadaas ay Dalsan u sheegeen.

Xiisada daagaalkan ayaa maalmihii la soo dhaafay laga dareemayay Bariga Gobolka Mudug iyada oo Maalma ka hor ay wada dagaalameen labada Maleeshiyo beeleed.

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxaa ka socda kulamo deg deg ah oo waxgaradku uga tashanayaan sidii loo joojin lahaa colaadaasi ka soo cusboonaatay Barigga gobolka Mudug.

- Advertisement -

Wixii ku soo kordha kala socda radiodalsan.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories