HomeWararAkhriso:-Xukuumadda Soomaaliya oo isbedel ku sameeysay Safiirada 8 Dal

Akhriso:-Xukuumadda Soomaaliya oo isbedel ku sameeysay Safiirada 8 Dal

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Ilaa Safiirada Sideed dal oo ka mid ah Caalamka ayaa waxaa isbedel ku sameeyay Wasaaradda Arriimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Safiiradaan ayaa hayay xilkaan mudo, waxana ay ahaayeen kuwo ay horay Wasaaradda ugu yeertay in ay 30 Cisho Gudahood ku yimaadaan dalka. Safiirada xilka laga qaaday ee gaaraya Sideeda ayaa waxaa durbadiiba lagu bedelay Sideed […]

- Advertisement -

Ilaa Safiirada Sideed dal oo ka mid ah Caalamka ayaa waxaa isbedel ku sameeyay Wasaaradda Arriimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Safiiradaan ayaa hayay xilkaan mudo, waxana ay ahaayeen kuwo ay horay Wasaaradda ugu yeertay in ay 30 Cisho Gudahood ku yimaadaan dalka.

- Advertisement -

Safiirada xilka laga qaaday ee gaaraya Sideeda ayaa waxaa durbadiiba lagu bedelay Sideed kale, waxaana tani ay qeyb ka tahay isbedelka ay sameyneyso Xukuumadda Soomaaliya.

Sidoo kale waxaa xilka qaadis lagu sameeyay Safiirkii Soomaaliya u fadhiyay Jabuuti Mr C/raxmaan Cabdi Xuseen (Guulwade) iyada oo sii haye laga dhigay C/raxmaan Maxamed Hiraabe.

Hoos Ka Akhriso Wareegtada Isbedelka Safiirada.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories