HomeWararDaawo:-Galmudug oo sheegtay in uu culeys ka heysto ka qeyb galka Shirkii...

Daawo:-Galmudug oo sheegtay in uu culeys ka heysto ka qeyb galka Shirkii uu iclaamiyay Madaxweyne Farmaajo

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Wasiirka Warfaafinta dowlad Goboleedka Galmudug oo Saxaafada kula hadlayay Xarunta KMG, ka ah Maamulka Galmudug ee Magaalada Cadaado ayaa hadalkaan sheegay. Maxamuud Aadan Mesagawaay, ayaa sheegay tan iyo markii uu fashilmay inqilaabkii lagu ridi lahaa Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf in ay jiraan xubno qaswadayaal ah oo ku gambanaya Magaca Xukuumadda xili Muqdisho looga […]

- Advertisement -

Wasiirka Warfaafinta dowlad Goboleedka Galmudug oo Saxaafada kula hadlayay Xarunta KMG, ka ah Maamulka Galmudug ee Magaalada Cadaado ayaa hadalkaan sheegay.

Maxamuud Aadan Mesagawaay, ayaa sheegay tan iyo markii uu fashilmay inqilaabkii lagu ridi lahaa Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf in ay jiraan xubno qaswadayaal ah oo ku gambanaya Magaca Xukuumadda xili Muqdisho looga yeeray si ay uga qeyb galaan shirka Madaxda dowlad goboleedyada iyo dowladda Federaalka.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in Cadaado ay ku soo qul qulayaan Xildhibaano iyo dad adegsanaya lacago farabadan kuwaas oo qas ka wada deegaanada Maamulka Galmudug sida uu hadalka u dhigay.

Ugu dambeyn waxa uu ugu abaqay Madaxda dalka sida Madaxweynha iyo Ra’iisul Wasaaraha iyo sidoo kale Qaramada Midoobay in laga qaado culeyska heesta si ay uga qeyb galaan shirka8 Bishaan ka furmaya Muqdisho oo uu horay u iclaamiyay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Hoos Ka Daawo Shirka Jaraa’id ee Wasiirka Warafaafinta Galmudug.

- Advertisement -

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories