HomeWararSawirro:-Shariif Xasan oo xariga ka jaray Ceel Biyood AMISOM ka hirgelisay M/Baydhabo

Sawirro:-Shariif Xasan oo xariga ka jaray Ceel Biyood AMISOM ka hirgelisay M/Baydhabo

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Shariif xasan Sheekh Adan Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Sooamaliya ayaa Maanta xariga ka Jaray Ceel Biyood laaga Hergaliyey Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay Ceel Biyoodkaasi ayaa waxaa hirgelintiisa Gacan ka geystay Unsom Iyo AMISOM waxaana goobjoog ka ahaa Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed Saraakiil ka tirsan AMISOM  iyo Masuuliyiin kale. Madaxweynaha […]

- Advertisement -

Shariif xasan Sheekh Adan Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Sooamaliya ayaa Maanta xariga ka Jaray Ceel Biyood laaga Hergaliyey Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay

Ceel Biyoodkaasi ayaa waxaa hirgelintiisa Gacan ka geystay Unsom Iyo AMISOM waxaana goobjoog ka ahaa Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed Saraakiil ka tirsan AMISOM  iyo Masuuliyiin kale.

- Advertisement -

Madaxweynaha  Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Adan  ka hadlay muhiimada uu Shacabka Koonfur Galbeed u leeyahay Ceel Biyoodkan Laga xer Galiyey Magalada Baydhabo.

Ügu Horeen Waxaa Maxad Iska le Alaha waxan kaloo Umaxadcilineynaa Dowladii iyo hay,adihii Gacan ka Geystey Qodista ceel Biidkaan oo ah Kii ugu horeeyey ee 30 -kii Ceel biyood looga tala galey deegaanada Koonfur galbeed Soomaaliya in laga qodo, waxaan dalbanayaa  in sida ugu Dhaqsiyaha badan looga qodo degmooyinka Iyo deegaanada Koonfur Galbeed Ceel Biyood Noocan oo kale ah Si ay Bulshada  uga baxaan Biya yarida Dhawaan  soo food saartey ayuu yiri Shariifka”

Ugu dambeyn Shariifka ayaa ugu abaqay Shacabka ku nool Guud ahaan deegaanada Koonfur Galbeed in ay Ciidamada AMISOM iyo kuwa Koonfur Galbeed kala Shaqeeyan sugida amniga si deegaanada Go’doonsan loga hirgeliyo Ceelal Biyood.

- Advertisement -

Hoos Ka Daawo Sawirrada Xarig jarka

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories