HomeWararSawirro:-Madaxweynaha Soomaaliya oo Goordhow gaaray dalka Jabuuti

Sawirro:-Madaxweynaha Soomaaliya oo Goordhow gaaray dalka Jabuuti

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Waxaa goordhow Caasimadda dalka Jabuuti ee Djabuuti gaaray Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi  Maxamed farmaajo. Wafdiga Madaxweynaha oo ay qeyb ka yihiin Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Sooamaliya ayaa waxaa garoonka Diyaaradaha dalka jabuuti ku soo dhaweeyay dhigiisa dalkaas iyo Madax kale. Madaxweyne Farmaajo ayaa Saacadihii la soo dhaafay waxa uu ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa goordhow Caasimadda dalka Jabuuti ee Djabuuti gaaray Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi  Maxamed farmaajo.

Wafdiga Madaxweynaha oo ay qeyb ka yihiin Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Sooamaliya ayaa waxaa garoonka Diyaaradaha dalka jabuuti ku soo dhaweeyay dhigiisa dalkaas iyo Madax kale.

- Advertisement -

Madaxweyne Farmaajo ayaa Saacadihii la soo dhaafay waxa uu ku sugnaa Dalka Itoobiya isaga oo Ra’iisul Wasaaraha dalakaas kala hadlay sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen la dagaalanka Al-Shabaab.

Sidoo kale Madaxweyne Farmaajo ayaa Maalin ka hor tegay dalka Uganda isaga oo Madaxweynaha dalkaas Uganda ay isla gaareen Go’aan ah in Ciidamada Uganda ee ku sugan Soomaaliya ay ka qeyb qaataan weeraro lagu qaado fariisimaha Al-Shabaab ee Gobolada dalka Soomaaliya.

Saacadaha soo socda ayaa qorshuhu yahay in Madaxweyne Farmaajo uu la kulmo Ismaaciil Cumar Geelle Madaxweynaha dalka Jabuuti oo ay ciidamadiisa joogaan Gobolka Hiiraan ay iyana ka mid noqdaan howlgalka ku wajahan deegaanada Al-Shabaab.

- Advertisement -

Hoos Ka Daawo Sawirrada

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts