HomeWararFaah faahin:-Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Magaalada Boosaaso

Faah faahin:-Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Magaalada Boosaaso

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Wararka aan ka heleyno Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi Maanta uu ka dhacy qarax Ismiidaamin ah. Qaar ka mid ah Shacabka Magaalada Boosaaso ayaa waxa ay Dalsan u sheegen in mar qura ay maqleen Jugta qaraxa isla markaana ay aad uga naxeen. Saraakiil ka tirsan Ciidamada Puntland ayaa […]

- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi Maanta uu ka dhacy qarax Ismiidaamin ah.

Qaar ka mid ah Shacabka Magaalada Boosaaso ayaa waxa ay Dalsan u sheegen in mar qura ay maqleen Jugta qaraxa isla markaana ay aad uga naxeen.

- Advertisement -

Saraakiil ka tirsan Ciidamada Puntland ayaa sidoo kale waxa ay Saxaafada u sheegeen in Ruux isasoo miidaamiiyay uu isku qarxiyay Afaafka hore ee Saldhigga Bartmaha Boosaaso isla markaana uusan geysan wax khasaaraha.

Sidoo kale Saraakiishu waxa ay sheegeen in Ruuxa Ismiidamiyay uu watay Gaari Gacan ay ka buuxaan waxyaabaha qarxa balse ay ciidamadu ka shakiyeen markii la joojiyayna uu isqarxiyay.

Dhanka kale qof ka mid ah dadka ka agdhawaa xiliga uu qaraxa dhacayay ayaa isna Warbaahinta u sheegay in qaraSaaS uu ku geeriyooday qofkii ismiidaamiyay halka laba qof oo Shacab ah ay ku dhaawacmeen.

- Advertisement -

Xaalada Magaalada Boosaaso ayaa xoogaa jahwareer gashay waxaana haatan Wararkii u dambeeyay ay sheegayaan in ay si caadi ah ku soo laabatay Goobtii uu qaraxa ka dhacayna ay ciidamada Puntland xireen.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories