HomeWararDhageyso:-Taliska Booliiska Afgooye oo baadi goobaya Kooxo weerar ka geestay degmadaas

Dhageyso:-Taliska Booliiska Afgooye oo baadi goobaya Kooxo weerar ka geestay degmadaas

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Taliska Booliiska degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa waxa ay faah faahin ka bixiyeen howlgallo ay wadaan Xaafadaha degmadaas kadib weerar ka dhacay degmadaas Taliyaha Ciidamada Booliiska Afgooye Cabdirisaaq Aadan oo sigaar ah ula hadlay Warqabadka Radio Dalsan ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegay in weerarkii ay Al-Shabaab ku soo qaadeen degmada ay iska […]

- Advertisement -

Taliska Booliiska degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa waxa ay faah faahin ka bixiyeen howlgallo ay wadaan Xaafadaha degmadaas kadib weerar ka dhacay degmadaas

Taliyaha Ciidamada Booliiska Afgooye Cabdirisaaq Aadan oo sigaar ah ula hadlay Warqabadka Radio Dalsan ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegay in weerarkii ay Al-Shabaab ku soo qaadeen degmada ay iska difaacen.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in raggii weerarka ku soo qaaday ay khasaaro farabadan u geesteen balse aysan cadeyn Karin baaxada uu leeyahay khasaarahaas.

Ugu dambeyn waxa uu Wareysigiisa ku sheegay in ay haatan ku raad joogaan dadkii ka dambeeyay weerarkaas oo xogtooda la helay sida uu hadalka u dhigay.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Taliyaha

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories