HomeWararWufuud ku wajahan Jowhar si ay uga qeyb galaan Caleemo-Saarka Madaxweyne Waare

Wufuud ku wajahan Jowhar si ay uga qeyb galaan Caleemo-Saarka Madaxweyne Waare

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maanta ayaa la filayaa in Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle ay gaaraan wufuud kala duwan halkaas uu Maanta qorshuhu yahay in lagu Caleemo-Saaro Madaxweynaha Cusub ee Maamulkaas Maxamed Cabdi Waare. Madaxda Maamul Goboleedyada, Siyaasiyiin qeybaha kala duwan ee Bulshada ayaa ka qeybgeli doono, iyo sidoo kale Xubno ka socda Beesha Caalamka. Dhanka Xukuumadda Soomaliya […]

- Advertisement -

Maanta ayaa la filayaa in Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle ay gaaraan wufuud kala duwan halkaas uu Maanta qorshuhu yahay in lagu Caleemo-Saaro Madaxweynaha Cusub ee Maamulkaas Maxamed Cabdi Waare.

Madaxda Maamul Goboleedyada, Siyaasiyiin qeybaha kala duwan ee Bulshada ayaa ka qeybgeli doono, iyo sidoo kale Xubno ka socda Beesha Caalamka.

- Advertisement -

Dhanka Xukuumadda Soomaliya Ra’iisul Wasaare kheyre, Xubno ka kala socda Golaha Wasiirada iyo Xildhibaano u badan kuwii laga soo doortay deegaanada Hir-Shabeelle ay Goobjoog ka noqon doona Xaflada Caleemo-Saarka.

Hadda waxaa Jowhar laga dareemayaa Diyaar Garoowgii u dambeeyay,iyada oo Gudaha Magaalada lagu arkayo Ciidamo farabadan oo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo amniga xaqiijinaya.

Waxaa xoogaa la hakiyay dhaq dhaqaaqa Goobaha Ganacsi ee ka agdhow Xarunta Maamulka Gobolka iyo howlka Farjano oo ah halka ay Munaasabadda ka dhici doonto.

- Advertisement -

Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Hir-Shabeelle ayaa Dalsan u xaqiijiyay in dhamaan Madaxda Maamul Goboleedyada ay imaan doonaan Jowhar,si ay uga qeyb galaan Munaasabadda Caleemo-Saarka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories