HomeWararDEG DEG:-Xaflada Caleema-Saarka Madaxweyne Waare oo bilaabatay iyo Ra’iisul Wasaare Kheyre oo...

DEG DEG:-Xaflada Caleema-Saarka Madaxweyne Waare oo bilaabatay iyo Ra’iisul Wasaare Kheyre oo ku sugan

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa goordhow gaaray Magaalada jowhar si uu uga qeybgalo Munaasabadda Caleemo-Saarka Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle. Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa Garoonka ku soo dhaweeyay Madaxweyne waare qaar ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka oo ka sii horeeyay iyo Siyaasiyiin kale. Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa ka mid ah Wasiirka Amniga, Wasiirka Dhalinyarada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa goordhow gaaray Magaalada jowhar si uu uga qeybgalo Munaasabadda Caleemo-Saarka Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa Garoonka ku soo dhaweeyay Madaxweyne waare qaar ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka oo ka sii horeeyay iyo Siyaasiyiin kale.

- Advertisement -

Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa ka mid ah Wasiirka Amniga, Wasiirka Dhalinyarada iyo Cayaaraha Wasiirka Waxbarashada Wasiir ku xigeeno iyo tiro Xildhibaano ah.

Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa haatan ku sugan howlka ay Munasbada ka dhaceyso ee Madaxtooyada Hir-Shabeelle, waxana sidoo kale ku sugan dhamaan madaxda Maamul Goboleedyada dalka oo Siyaasad ahan ay isku khilaafsan yihiin.

Munaasabada ayaa hadda bilaabtay iyada oo goordhow ay bialaban doonaan Khudbadaha madaxda kala dwuan ee ka qeyb galeysa Munaasabada.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts