- Advertisement -
- Advertisement -
Kadib Kulan labada Madaxweyne iyo wafdiyada labada dhinac ku yeesheen aqalka madaxtooyada ayaa looga hadlay xiririrka labada dalka iyo hawlgalka cusub ee uu madaxweyne Farmaajo ku baaqay .
Madaxweyne Farmaajo ayaa bartisa twitter -ka so dhigay in ay isla garteen in hawlgalkaas la Iska kaashado.
- Advertisement -
Hoos ka Daawo Sawirrada
- Advertisement -




