HomeCaalamkaUhuru Kenyatta oo dadkiisa ugu baaqay inay feejignaadaan Qaraxii Muqdisho kadib

Uhuru Kenyatta oo dadkiisa ugu baaqay inay feejignaadaan Qaraxii Muqdisho kadib

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Madaxweynaha dalka Kenya waxa uu Baaqaasi ka jeediyey Dibadbax lagu maamusayey Maalinta Geesiyiinta Kenya oo lagu qabtay magaalladda Nairobi. Waxa uu dadka Reer Kenya ku booriyey inay feejignaan buuxiyaan, kuna baraarugaan qarixii isbuucii hore ka dhacay Isgoyska Zoope ee magaalladan Muqdisho, ee ay Boqolaal ku geeriyoodeen, kuna dhaawacmeen. Waxa kale oo uu ka codsaday Dadkiisa […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dalka Kenya waxa uu Baaqaasi ka jeediyey Dibadbax lagu maamusayey Maalinta Geesiyiinta Kenya oo lagu qabtay magaalladda Nairobi.

Waxa uu dadka Reer Kenya ku booriyey inay feejignaan buuxiyaan, kuna baraarugaan qarixii isbuucii hore ka dhacay Isgoyska Zoope ee magaalladan Muqdisho, ee ay Boqolaal ku geeriyoodeen, kuna dhaawacmeen.

- Advertisement -

Waxa kale oo uu ka codsaday Dadkiisa inay soo sheegaan qof kasta oo ay kaga shakiyaan inuu  wax u dhimayo Amamanka Kenya.

“Dalka aynu deriska nahay ee Somalia waxay dhibaato kala kulmeen Qarax ay ku geeriyoodeen dad badan oo Birri-ma-geydo ah.” Ayuu yiri Uhuru Kenyatta, oo intaasi ku daray inuu u tacsideynayo dadka Soomaaliyeed.

Dhinaca kale, waxa uu ka hadlay Ciiddanka Kenyanka ee ku sugan gudaha Somalia, oo uu sheegay inay qaarkood geeriyoodeen iyagoo safka hore kaga jira gudashada Waajibkooda, waa sida uu hadalka u dhigay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories