HomeCaalamkaSafiirka Qatar u jooga Sudan oo booqday dadkii ku dhaawacmay Qaraxii Zoope...

Safiirka Qatar u jooga Sudan oo booqday dadkii ku dhaawacmay Qaraxii Zoope ee lagu daaweynayo dalkaasi

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Danjiraraha Qatar u jooga Sudan, Rashiid Bin C/raxmaan Al-nucaymi waxa uu booqday dhaawacyadda Soomalida ee lagu daaweynayo Isbitaalo ku yaalla caasimadda dalka Sudan ee Khartoum. Dowladda Qatarayaa horey u sheegtay inay  bixinayso Kharajka lagu daaweynayo 171-qof ee lagu daaweynayo Isbitaallada ku yaalla dalka Sudan, oo isugu jira kuwo ay Dowladdu leedahay iyo kuwa Khaaska loo […]

- Advertisement -

Danjiraraha Qatar u jooga Sudan, Rashiid Bin C/raxmaan Al-nucaymi waxa uu booqday dhaawacyadda Soomalida ee lagu daaweynayo Isbitaalo ku yaalla caasimadda dalka Sudan ee Khartoum.

Dowladda Qatarayaa horey u sheegtay inay  bixinayso Kharajka lagu daaweynayo 171-qof ee lagu daaweynayo Isbitaallada ku yaalla dalka Sudan, oo isugu jira kuwo ay Dowladdu leedahay iyo kuwa Khaaska loo leeyahay.

- Advertisement -

Wakaalladda Wararka dalak Qatar ee Qatar News Agencu (QNA) ayaa sheegtay inuu Danjiruhu ka magad celiyey dadaalka weyn ee ay Dowladda Sudan ugu jirto daaweynta Dhaawacyadaasi.

Kormeerka Danjiraha ayaa ku soo beegantay, iyadoo maalmihii la soo dhaafay laga dayrinayey xaalladda Daryeeklka ee dhaawacyada lagu daaweynayo Sudan.

Toddobaadkii la soo dhaafay, Diyaarad ay leeyihiin Milliteriga dalka Qatar waxay Muqdisho keeneen Shixnad Daawo iyo Qalab Caafimaad, waxayna Diyaaradda sii qaaday qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay Qaraxii Zoope.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories