HomeWararRag hubeysan oo dil iyo dhaawac ka geestay Magaalada Muqdisho

Rag hubeysan oo dil iyo dhaawac ka geestay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Dhimashada dadkaan iyo dhaawaca kuwa kale ayaa timid kadib markii rasaas lagu furay Arday ku sugneyd Afaafka hore ee iskuulka Al-cimra Qeybta uu ku leeyahay Xaafada Laba Dhagax  degmada Warta-Nabada ee Gobolkaan Banaadir. Xoogaa muran ayaa soo kala dhex galay Ciidamo ku sugnaa Goobta uu falka ka dhacay iyo Ruux watay Mootada Bajaajka taas oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dhimashada dadkaan iyo dhaawaca kuwa kale ayaa timid kadib markii rasaas lagu furay Arday ku sugneyd Afaafka hore ee iskuulka Al-cimra Qeybta uu ku leeyahay Xaafada Laba Dhagax  degmada Warta-Nabada ee Gobolkaan Banaadir.

Xoogaa muran ayaa soo kala dhex galay Ciidamo ku sugnaa Goobta uu falka ka dhacay iyo Ruux watay Mootada Bajaajka taas oo keentay in dadkii ku soo xoomay oo ay Ardayda ka mid ahaayeen la rasaaseey ayuu  Dalsan u sheegay qof ka mid ah dadka deegaanka.

- Advertisement -

Xaalada Goobta ayaa daqiiqado kooban noqotay mid ay baqdin muujiyeen dadka Shacabka ah ee ku sugnaa Goobta la rasaaeeyay, waxana la sheegay ragii rasaasta furay ay Goobta ka baxsadeen.

Maamulka degmada Warta-Nabada weli kama hadlin dhacdadaas,balse xiriir aan la sameynay ayaanan noo suurtagelin si aan wax uga weydiino dhacdadaas.

 

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts