HomeCaalamkaMilateriga Mareykanka oo taageero ka geysanaya dagaalkii uu ku dhawaaqay Madaxweyne Farmaajo

Milateriga Mareykanka oo taageero ka geysanaya dagaalkii uu ku dhawaaqay Madaxweyne Farmaajo

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Dowladda Maraykanka ayaa la filayaa inay Door Taageero-siin ah ka qaadato Dagaalka cusub ee uu Madaxweyne Farmaajo. Saraakiil ka tirsan Milliteriga Somalia, oo aan fasax u haysanin inuu la hadlo Warbaahinta ayaa u sheegay Wakaalladda Wararka ee AP inay Milliteriga Maraykanka door muhiim ah ka qaadan doonaan Hawlgalka cusub ee Dagaalka ka dhanka ah Alshabaab. […]

- Advertisement -

Dowladda Maraykanka ayaa la filayaa inay Door Taageero-siin ah ka qaadato Dagaalka cusub ee uu Madaxweyne Farmaajo.

Saraakiil ka tirsan Milliteriga Somalia, oo aan fasax u haysanin inuu la hadlo Warbaahinta ayaa u sheegay Wakaalladda Wararka ee AP inay Milliteriga Maraykanka door muhiim ah ka qaadan doonaan Hawlgalka cusub ee Dagaalka ka dhanka ah Alshabaab.

- Advertisement -

Milliteriga Maraykanka waxay shalay sheegeen inay dib u bilaabeen La-dagaalanka Alshabaab,

Saraakiisha faahfaahin kama bixinin doorka Milliteriga Maraykanak ka qaadan doonaa Hawlgalkaasi.

Taliska Ciiddanka Maraykanka ka joogo Qaaradda Afrika ee AFRICOM oo ay Wakaalladda AP wax ka weydiisay arrintaasi, wey ka gaabsadeen inay ka jawaabaan.

- Advertisement -

Tan iyo markii uu Madaxweyne Donald Trump  la wareegay Talada waxa uu ansixiyey in la ballaariyo Hawlgalka ay Milliteriga Maraykanka ka fuliyaan gudaha Somalia.

Tan iyo bishii Janaayo ee sannadkan waxay Maraykanka  ka fuliyeen Somalia ugu yaraan 19 duqeyn oo ay Diyaaradaha Drones-ka geysteen.

Duqyentii u dambaysay waxay Isniintii hore ka fulyeen Degaan 35 KM dhanka K/Galbeed kaga toosan magaalladda Muqdisho.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories