HomeWararDhageyso:-Madaxweyne Farmaajo”Cadawgu waxa ay iloobeen in uu dalku leeyahay Geesiyaal difaaca”

Dhageyso:-Madaxweyne Farmaajo”Cadawgu waxa ay iloobeen in uu dalku leeyahay Geesiyaal difaaca”

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Maxamed Cabdullaahi  Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa Maanta hadlkaan sheegay xili uu boqolaal ka mid ah Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya uu kula hadlayay dugsiga tababarka Jaziira ee Magaalada Muqdisho. Madaxweyneyne Farmaajo ayaa soo hadal qaaday dagaalkii uu Arbacadii la soo dhaafay uu iclaamiyay in lagu qaadayo deegaanada ay Al-Shabaab kaga sugan yihiin Gobolada dalka Soomaaliya […]

- Advertisement -

Maxamed Cabdullaahi  Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa Maanta hadlkaan sheegay xili uu boqolaal ka mid ah Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya uu kula hadlayay dugsiga tababarka Jaziira ee Magaalada Muqdisho.

Madaxweyneyne Farmaajo ayaa soo hadal qaaday dagaalkii uu Arbacadii la soo dhaafay uu iclaamiyay in lagu qaadayo deegaanada ay Al-Shabaab kaga sugan yihiin Gobolada dalka Soomaaliya waxa uuna yiri.

- Advertisement -

“Qoladaas Nabadiidka ah ee Ummadda Soomaaliyeed Nabadda u diidan waxaysan ogeyn oo ay meesha ka bixiyeen in Shacabka Soomaaliyeed ay leeyihiin geesiyaal idinkoo kale inay leeyihiin dad halyeeyo ah oo idinkoo kale ah, una diyaar garooba inaad meesha ka bixisaan aniga ayaana idin horkici doono ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo”

Sidoo kale waxa uu sheegay in ciidamadaan ay Maanta wixii ka dambeeya ay howlgalkooda bilaabayaan Ruuxiii ka geeriyoodana uu yahay Shahiid geesi ah sida uu hadalka u dhigay.

Hoos Ka Dhageyso hadalkii koobnaa ee uu jeediyay  Madaxweyne Farmaajo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories