HomeCaalamkaSawirro:-Masuuliyinta Safaarada Soomaaliya ee Kenya iyo Culuma’udiin booqday dhaawacyadii la geeyay dalkaas

Sawirro:-Masuuliyinta Safaarada Soomaaliya ee Kenya iyo Culuma’udiin booqday dhaawacyadii la geeyay dalkaas

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Maalma ka hor dowladda Kenya ayaa Muqdisho ka qaaday tiro ka mid ah dadkii ku dhaawacmay qarixii khasaaraha badan geestay ee ka dhacay Isgoyska 14 Octoper Ex Zoobe ee Magaalada Muqdisho. 7 Ka mid ah dadkaas oo qabay dhaawacyo culus ayaa la geeyay Nairobi si loogu soo daweeyo, kadib codsi ka yimid dowladaas. Magaalada Nairobi […]

- Advertisement -

Maalma ka hor dowladda Kenya ayaa Muqdisho ka qaaday tiro ka mid ah dadkii ku dhaawacmay qarixii khasaaraha badan geestay ee ka dhacay Isgoyska 14 Octoper Ex Zoobe ee Magaalada Muqdisho.

7 Ka mid ah dadkaas oo qabay dhaawacyo culus ayaa la geeyay Nairobi si loogu soo daweeyo, kadib codsi ka yimid dowladaas.

- Advertisement -

Magaalada Nairobi waxaa ka socda Gurmadyo kala duwan ay sameynayaan bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalkaas si loo caawiyo dadkii ku waxyeeloobay qarixii Zoobe ee yaalla Isbitaalada Kenya.

Masuuliyiin ka socotay Safaarada Soomaaliya ee dalka Kenya iyo culumo uu ka mid yahay Sheekh Maxamed Cabdu Umal, ayaa booqday dhaawacyadaas si ay Gurmadka u sii wadaan.

Masuuliyiinta Safaarada ayaa balan qaaday in dhankooda ay siweyn uga qeyb qaadan doonaan gurmadka loo sameynayo dadkaasi dhaawacyada qaba.

- Advertisement -

Hoos Ka Daawo Sawirrada

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories