HomeCaalamkaMidowga Europe oo Qalabka lagu kaydiyo Daawada soo gaarsiiyey dadka ku dhaawacmay...

Midowga Europe oo Qalabka lagu kaydiyo Daawada soo gaarsiiyey dadka ku dhaawacmay Qarixii Zoope

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Kadib, Qarixii dadka badan ku geeriyoodeen, waxay Ciiddanka Badda ee Midowga Europ ee (EU Naval Force), waxay Xafiiska QM ee Somalia soo gaarsiiyeen QALAB Cafaimaaf oo loogu talagalay in lagu taageero dadkii ay waxyeelladu ka soo gaartay Qarixii Zoope. Diyaarad Helikopter ah oo ka soo kacday Markabka Dagaalka ee Spain ee ESPS RAYO ayaa waxay […]

- Advertisement -

Kadib, Qarixii dadka badan ku geeriyoodeen, waxay Ciiddanka Badda ee Midowga Europ ee (EU Naval Force), waxay Xafiiska QM ee Somalia soo gaarsiiyeen QALAB Cafaimaaf oo loogu talagalay in lagu taageero dadkii ay waxyeelladu ka soo gaartay Qarixii Zoope.

Diyaarad Helikopter ah oo ka soo kacday Markabka Dagaalka ee Spain ee ESPS RAYO ayaa waxay soo qaaday Shixnad Xamuul oo ay ku jiraan Qaboojiyayaasha lagu kaydiyo Dawooyinka iyo qalab kale, kuwaasi oo ay QM soo socdsatay, si loogu taageero dadkii ku dhaawacmay Qarixii ka dhacay Isgoyska Zoope.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Guddiga Samafalka ee Ururka Midowga Europe waxay bilaabeen dadaalka Samafalka ee lagu taageerayo dadkii ku dhaawacmay qarixii bishan 14-dii ka dhacay Muqdisho.

Midowga Europe waxay sannadkan ugu deeqeen  Somalia Taageero Degdeg ah oo dhan 118 million oo EURO.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories