HomeWararDhageyso:-Weerar Hoobiyayaal ku bilaawday oo ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha

Dhageyso:-Weerar Hoobiyayaal ku bilaawday oo ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Maamulka deeaganka Ceelasha Biyaha ee duleedka Magaalada Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyay dagaal kooban oo halkaasi ku dhexmaray Ciidamada Burundi ee fariisinka ku leh Ceelasha iyo kuwa Al-Shabaab oo soo weeraary. Cabdi Aadan Iidle gudoomiyaha deegaanka Ceelasha Biyaha oo Wareysi siiyay Radio Dalsan Xarunta Muqdisho ayaa sheegay in Weerar Hoobiyayaal ah ay Al-Shabaab ku […]

- Advertisement -

Maamulka deeaganka Ceelasha Biyaha ee duleedka Magaalada Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyay dagaal kooban oo halkaasi ku dhexmaray Ciidamada Burundi ee fariisinka ku leh Ceelasha iyo kuwa Al-Shabaab oo soo weeraary.

Cabdi Aadan Iidle gudoomiyaha deegaanka Ceelasha Biyaha oo Wareysi siiyay Radio Dalsan Xarunta Muqdisho ayaa sheegay in Weerar Hoobiyayaal ah ay Al-Shabaab ku soo qaadeen fariisinka Ciidamada Burundi balse laga hortegay sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

Waxa uu shegay in xiligii Salada Maqrib lagu jiray ay weerarka soo qaadeen balse  ay fashilmeen kadib markii Ciidamada AMISOM ay jawaab ka bixiyeen weerarkii Al-Shabaab.

Dhanka kale Gudoomiyaha ayaa fah faahin Guud Dalsan ka siiyay Gaari qarax siday oo ciidamada dowladda ay ku qabteen Koontoroolka Siinka-dheer.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Gudoomiyaha deegaanka Ceelasha Biyaha Cabdi Aadan Iidle.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories