HomeWararCiidamada xoogga dalka oo howlgallo ka wada deegaano ka tirsan Shabeellaha Hoose

Ciidamada xoogga dalka oo howlgallo ka wada deegaano ka tirsan Shabeellaha Hoose

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Howlgalkaan ayaa Ciidamadu waxa ay ka wadaan deegaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose halkaas oo ay Gacanta ku hayaan iyaga oo ka jawaabaya qarixii 14 Bishaan ka dhacay Magaalada Muqdisho. Saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa waxa ay Dalsan u sheegen in howlgalkaan uu sigaar ah uga wadaan degmooyin ka tirsan […]

- Advertisement -

Howlgalkaan ayaa Ciidamadu waxa ay ka wadaan deegaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose halkaas oo ay Gacanta ku hayaan iyaga oo ka jawaabaya qarixii 14 Bishaan ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa waxa ay Dalsan u sheegen in howlgalkaan uu sigaar ah uga wadaan degmooyin ka tirsan Shabeellaha Hoose sida tooratooroow,Bariire, Awdheegle iyo deegaano kale.

- Advertisement -

Qaar ka mid ah Bulshada ku nool Gobolka Shabeellaha Hooseayaa iyna waxa ay sheegeen in dhaqdhaqaaqaas haatan laga dareemayo qeybo badna oo ka mid ah Shabeellaha Hoose.

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul was are Kheyre ayaa siwadajir ah waxa ay ugu dahwaqeen in Maalinta Berito ah wixii ka dambeeya uu bialaban doono howlgal ku wajaahn deegaaanda ay Al-Shabaab kaga sugan yihiin Goboalda dalka Soomaaliya

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories