HomeCaalamkaDowladda Imaaraadka oo sheegtay inay dadka dhaawaca ku soo daweyn doonto...

Dowladda Imaaraadka oo sheegtay inay dadka dhaawaca ku soo daweyn doonto dalka Kenya

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Dowladda Imaaraadka ayaa shalay ku dhawaaqday inay  100 qof oo ka mid ah dadkii ku dhaawacmay Qaraxii Zoope ay u daad-gureyn doonaan Kenya, si loogu soo daaweeyo. Wakaalladda Wararka u faafisay dalkaasi ee WAM ayaa sheegtay inay Hay’adda Bisha Cas ee Imaaraadka (ERC) bilowday isku-aadin degdeg ah si dadkaasi dhaawaca loogu qaadi lahaa Kenya, si […]

- Advertisement -

Dowladda Imaaraadka ayaa shalay ku dhawaaqday inay  100 qof oo ka mid ah dadkii ku dhaawacmay Qaraxii Zoope ay u daad-gureyn doonaan Kenya, si loogu soo daaweeyo.

Wakaalladda Wararka u faafisay dalkaasi ee WAM ayaa sheegtay inay Hay’adda Bisha Cas ee Imaaraadka (ERC) bilowday isku-aadin degdeg ah si dadkaasi dhaawaca loogu qaadi lahaa Kenya, si loola tacaalo xaalladooda caafimaad.

- Advertisement -

Bisha Cas ee Imaaraadka waxay kaloo sheegtay inay 300 carruur ah oo Qoysaskooda ku waayey Qaraxii Zoope ay taageero iyo daryeel siin doonaan muddo 6 bilood, kadibna loo wareejin doono Xarumaha wax lagu baro carruurta agoonta ah ee ku yaalla magaalladda Muqdsiho.

Kharajka daaweynta Dhaawacyadda iyo Daryeelka Carruurta Agoonta waxaa bixinaysa Hay’adda Samafalka Al-khaliifa ee uu asaasay Madaxweynaha Imaaraadka Carabta, ahna Xaakimka Abu Dhabi, Sheekh Khaliifa Bin Zaayid Al-nahyaani,

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories