HomeWararXaalad adag oo soo wajahday dhaawacyadii Qatar u qaaday Suudaan( Warbixin +Sawiro)

Xaalad adag oo soo wajahday dhaawacyadii Qatar u qaaday Suudaan( Warbixin +Sawiro)

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Dowladda Qatar ayaa ka mid ah dowladaha u soo gurmaday dadka Soomaaliyeed kadib qaraxii ka dhacay Zoobe,iyada oo dhaawacyo u qaaday dalka Suudan kadib markii Isbitaalada dalkeeda meel la geeyo laga waayay. Tiro dhaawacyo ah ayaa la geeyay Isbitaal lagu Magacaabo Muzamil oo ku yaalla Magaalada Khartuum ee dalka suudan kuwaas oo haatan la soo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Qatar ayaa ka mid ah dowladaha u soo gurmaday dadka Soomaaliyeed kadib qaraxii ka dhacay Zoobe,iyada oo dhaawacyo u qaaday dalka Suudan kadib markii Isbitaalada dalkeeda meel la geeyo laga waayay.

Tiro dhaawacyo ah ayaa la geeyay Isbitaal lagu Magacaabo Muzamil oo ku yaalla Magaalada Khartuum ee dalka suudan kuwaas oo haatan la soo sheegayo in ay heestaan xaalad Caafimaad daro.

- Advertisement -

Soomaalida ku nool dalkaasi suudan qaarkood ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in Isbitaalka Muzamil ee la geyay dhaawacyad ay yihiin mid ay ku tababartaan dhalinyarada Caafimaadka barata e Sudan iyo kuwa Ajaanibta eE jaamacadaha Waddankaas ka dhigta.

“xaqiiq waxaa ah in Isbitaalka la dhigay uu boqolkiiba boqol dhanka adeegga Caafimaad iyo daboolida baahida bukaan ka wanaagsan yihiin kuwa muqdisho  ayuu yiri mid ka mid ah Soomaalida ku nool dalka Sudan”

Sidoo kale waxaa la sheegay in aysan heysan cid daryeesha iyaga iyo ehelada la socda marka laga reebo Gurmad yar oo ay ka heleen ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata dalka Sudan.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts