HomeCaalamkaMadaxweyne Farmaajo oo Alshabaab ku eedeeyay Qarixii dhawaan ka dhacay Isgoyska Zoope

Madaxweyne Farmaajo oo Alshabaab ku eedeeyay Qarixii dhawaan ka dhacay Isgoyska Zoope

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Madaxweynaha DFS, Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi uu siiyey Telefishinka Aljazeera ee Xaruntiisa Dhexe ku taallo Caasimadda dalka  Qatar ee Dooxa, wuxuuna ku eedeeyey inay Alshabaab ka dambeeyeen qaraxaasi, waa sida uu hadalka u dhigay. Waxa kale oo uu Wareysigiisa ku sheegay in laga yaabo in goobtii uu qaraxu ka dhacay laga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha DFS, Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi uu siiyey Telefishinka Aljazeera ee Xaruntiisa Dhexe ku taallo Caasimadda dalka  Qatar ee Dooxa, wuxuuna ku eedeeyey inay Alshabaab ka dambeeyeen qaraxaasi, waa sida uu hadalka u dhigay.

Waxa kale oo uu Wareysigiisa ku sheegay in laga yaabo in goobtii uu qaraxu ka dhacay laga helay Faraha Alshabaab, waa sida uu hadalka u dhigay, wuxuuna intaasi ku daray inaysan isaga shaki ugu jirin arrintaasi.

- Advertisement -

Waxa kale oo uu tilmaamay inay Alshabaab joogitaan xooggan ku leeyihiin Koonfurta dalka Somalia, wuxuuna dhinaca kale ugu baaqay Beesha Caalamka inay taageero ka siiyaan sidii looga guuleysan lahaa Alshabaab, waa sida uu hadalka u dhigay

Si kastab ha ahaatee, ma jirto koox si rasmi ahaan u sheegatay mas’uuliyadda Qaraxaasi oo ay ku geeriyoodeen in ka badan 300 oo qof, kuna dhaawacmeen boqolaal kale.

Dhinaca kale,, Weriyaha Aljazeera , Maxamed Caddow oo haatan ku sugan Muqdisho ayaa sheegay inay Baarayaasha weli ku hawlan yihiin sidii ay ku ogaan lahaayeen halka laga keenay maadooyinka qaraxa ee loo adeegsaday Qaraxaasi, kaasi oo heerkiisu ahaa Qaraxyada ay Ciiddamadu isticmaalaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts