HomeCaalamkaMareykanka oo sheegay in Muwaadiniin kaga dhinteen qarixii Soobe

Mareykanka oo sheegay in Muwaadiniin kaga dhinteen qarixii Soobe

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Hadal qoraal oo ay Xoghayaha Warfaafinta ee Aqalka Cad, Sarah Sanders soo saartay Saqdii dhexe ee xalay ayey ku sheegtay inay cambaaraynayaan Qaraxaasi oo ay ku geeriyoodeen ugu yaraan 300 oo qof, waxayna qaraxaasi ku tilmaamtay Dil-wadareed lala beegsaday dad rayid ahaa, waa sida ay hadalka u dhigtay. “Maraykanka waxay si xoogan u cambaaraynayaa  dil-wadareedka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hadal qoraal oo ay Xoghayaha Warfaafinta ee Aqalka Cad, Sarah Sanders soo saartay Saqdii dhexe ee xalay ayey ku sheegtay inay cambaaraynayaan Qaraxaasi oo ay ku geeriyoodeen ugu yaraan 300 oo qof, waxayna qaraxaasi ku tilmaamtay Dil-wadareed lala beegsaday dad rayid ahaa, waa sida ay hadalka u dhigtay.

“Maraykanka waxay si xoogan u cambaaraynayaa  dil-wadareedka aan macquulka ahayn ee lala beegsaday dadka Birri-ma-geydada ee isugu jiray ragga, haweenka iyo Carruurta ku sugan Muqdisho” ayey tiri Sarah Sanders.

- Advertisement -

Waxay intaasi ku dartay in Labadii Weerar ee ka dhacay Muqdisho lala eegtay Dadweyne iyo Dhismayaal Ganacsi oo ku yaalla Caasimadda Somalia, taasi oo ka dhalatay dilka iyo dhaawaca dad rayid ah oo ay ku jireen Muwaadiniin u dhashay Maraykanka.

Hadalka qoraalka ee ay soo saartay Xoghayaha Warfaafinta ee Aqalka Cad, Sarah Sanders waxay kaloo ku xustay inay Dowladda Maraykanka tacsi u dirayso Qoysaska ay dadka kaga geeriyoodeen iyo dhamaan dadka ay waxyeelladu ka soo gaartay Qaraxaasi.

Dhinaca kale, waxay sheegtay inay Dowladda Maraykanka garab taagan tahay DFS iyo Dadweynaha Somalia, si loo xaqiijiyo Ammaanka Dadweynaha iyo Dib-u-dhiska dalka Somalia.

- Advertisement -

Si kastaba ha ahaatee, qaraxii bishan 14-dii ka dhacay Isgoyska Zoope ee magaalladda Muqdisho oo ay ku geeriyoodeen in ka badan 300-qof ayaa ahaa kii ugu dhimashada badnaa ee ka dhaca dalkeenna.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts