HomeCaalamkaKenya oo sheegtay inay daaweyn u qaadi doonaan qaar ka mid ah...

Kenya oo sheegtay inay daaweyn u qaadi doonaan qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay Qarixii ka dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Kenya, Amina Maxamed ayaa sheegtay in 31 ka mid ah dadkii ku dhaawaca qarixii maalintii Sabtida loo qaadi doono dalka  Kenya, si  loogu soo daaweeyo.

Qoraal ay soo dhigtay Barta ay ku leedahay Twitter-ka waxay kaloo ku sheegtay inay Kenya soo diri doonaan 31 tan oo daawo ah, si loogu daaweeyo dadka dhaawacan ee ku jira Isbitaalladda Muqdisho.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories