HomeWararDhageyso:-Puntland oo sheegtay in ay ka feejigan tahay weeraro ka dhaca deegaanadeeda

Dhageyso:-Puntland oo sheegtay in ay ka feejigan tahay weeraro ka dhaca deegaanadeeda

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Taliyaha la dagaalanka waxa loogu yeero Argagxisda Maamulka Puntland Genaral Muxudiin Axmed Muuse  oo ka hadlayay qaraxii khasaraha badan geestay ee 14 Bishaan ka dhacay Muqdisho ayaa sheegay in dadka dhibaatada geysanaya in aysan kala jecleyn Puntland iyo Dadka Muqdisho. Waxa uu sheegay in ay xiligaan wanasgan tahay in Al-Shabaab hal dhinac looga soo wada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyaha la dagaalanka waxa loogu yeero Argagxisda Maamulka Puntland Genaral Muxudiin Axmed Muuse  oo ka hadlayay qaraxii khasaraha badan geestay ee 14 Bishaan ka dhacay Muqdisho ayaa sheegay in dadka dhibaatada geysanaya in aysan kala jecleyn Puntland iyo Dadka Muqdisho.

Waxa uu sheegay in ay xiligaan wanasgan tahay in Al-Shabaab hal dhinac looga soo wada jeesto isla markaana Guud ahaan dalka laga saaro sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

Shacabka Puntland ayuu ugu baaqay in ay ka digtoonaadaan mid la mid ah dhibaatadii dalka ka dhacday,loona baahan yahay in Shacabku ay ciidamada Amniga la Shaqeeyaan.

Hoos Ka Dhageyso Codka Taliyaha

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

Recent Posts

[td_block_social_counter facebook="tagdiv" manual_count_facebook="26400" twitter="tagdivofficial" manual_count_twitter="7500" youtube="tagdiv" style="style6 td-social-boxed" tdc_css="eyJwb3J0cmFpdCI6eyJtYXJnaW4tYm90dG9tIjoiMjAiLCJkaXNwbGF5IjoiIn0sInBvcnRyYWl0X21heF93aWR0aCI6MTAxOCwicG9ydHJhaXRfbWluX3dpZHRoIjo3NjgsImFsbCI6eyJtYXJnaW4tYm90dG9tIjoiNDAiLCJkaXNwbGF5IjoiIn0sInBob25lIjp7ImRpc3BsYXkiOiIifSwicGhvbmVfbWF4X3dpZHRoIjo3Njd9" f_counters_font_family="global-font-2_global" f_network_font_family="global-font-2_global" f_btn_font_family="global-font-2_global" f_counters_font_size="eyJhbGwiOiIxMyIsInBvcnRyYWl0IjoiMTIifQ==" f_network_font_size="eyJhbGwiOiIxMyIsInBvcnRyYWl0IjoiMTEiLCJsYW5kc2NhcGUiOiIxMSJ9" f_btn_font_size="eyJhbGwiOiIxMyIsInBvcnRyYWl0IjoiMTEifQ=="]

Follow us

Popular

spot_img

Popular Categories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

As Justin Davis Leaves Mogadishu, Washington Is Asking a Different Question About Somalia

As Justin Davis concludes his tenure as Chargé d’Affaires...