HomeWararDhageyso:-Gudoomiyaha G/Banaadir oo iclaamiyay banaanbax loogu duceynayo dadkii ku dhintay qaraxii Muqdisho

Dhageyso:-Gudoomiyaha G/Banaadir oo iclaamiyay banaanbax loogu duceynayo dadkii ku dhintay qaraxii Muqdisho

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Hadalkaan ayaa Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Thaabit Cabdi Maxamed waxa uu sheegay xili Maanta Barqadii uu booqday halkii uu qaraxa ka dhacay 14,kii Bishaan ee Soobe. Gudoomiyaha ayaa sheegay in Maalinta Berito ah Magaalada Muqdisho dhamaan degmooyinkeeda laga dhigi doono Banaanbaxyo waaweyn. Waxa uu sheegay in shacabka Muqdisho y Beri muujin doonaan Shacuurtooda, ugu dambeyna kulan […]

- Advertisement -

Hadalkaan ayaa Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Thaabit Cabdi Maxamed waxa uu sheegay xili Maanta Barqadii uu booqday halkii uu qaraxa ka dhacay 14,kii Bishaan ee Soobe.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in Maalinta Berito ah Magaalada Muqdisho dhamaan degmooyinkeeda laga dhigi doono Banaanbaxyo waaweyn.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in shacabka Muqdisho y Beri muujin doonaan Shacuurtooda, ugu dambeyna kulan duca ah lagu qaban doono Garoonka Kubadda Cagta ee Banaadir Stadium.

Hoos Ka Dhageyso Codka Gudoomiye Thaabit

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories