HomeWararAl-Shabaab oo la wareegay Magaalo ka tirsan Gobolka Sanaag

Al-Shabaab oo la wareegay Magaalo ka tirsan Gobolka Sanaag

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wararka ay Dalsan ka heleyso Magaalada laas qoray ee gobolka Sanaag ayaa waxa ay sheegayaan in xalay Ciidamo ka tirsan Al-Shabaab ay galeen Gudaha Magaaladaas. Magaalada laas qoray oo ah Magaalo Xeeb leh ayaa la sheegay in Ciidamo ka tirsan Shabaab oo ka yimid Buuraha Galgala ay tageen kuwaas oo Goob fagaaro ah Bulshafa Magaalada […]

- Advertisement -

Wararka ay Dalsan ka heleyso Magaalada laas qoray ee gobolka Sanaag ayaa waxa ay sheegayaan in xalay Ciidamo ka tirsan Al-Shabaab ay galeen Gudaha Magaaladaas.

Magaalada laas qoray oo ah Magaalo Xeeb leh ayaa la sheegay in Ciidamo ka tirsan Shabaab oo ka yimid Buuraha Galgala ay tageen kuwaas oo Goob fagaaro ah Bulshafa Magaalada ugu khudbeeyay.

- Advertisement -

Dadka deegaanka qaarkood ayaa waxa ay sheegeen in Al-Shabaab ay Saacado Noonan joogeen halkaas kadibna ay dib uga laabteen.

Masuuliyiinta Maamulka Magaalada laas qoray ee Puntland weli kama hadlin tegi taanka Al-Shabaab ee Magaalada laas qoray.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories