HomeWararSawirro:-Diyaarad sida dhaqaatiir Jabuutiyaan ah oo ku soo wajahan Magaalada Muqdisho

Sawirro:-Diyaarad sida dhaqaatiir Jabuutiyaan ah oo ku soo wajahan Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Goordhow waxaa Caasimadda dalka Jabuuti ee Djabuuti ka soo duushay diyaarad sida Dhaqaatiir Jabuutiyaan ah kuwaas oo doonaya in ay dhankooda Caawiyaan Shacabka Soomaaliyeed ee ku waxyeeloobay qaraxii ka dhacay Maalin ka hor Soobe. Dhaqaatiirtaan ayaa tiro ahaan waxa ay gaarayaan sida la sheegay ilaa 40 ,kuwaas oo la filayo in Saacadaha nasoo aadan ay […]

- Advertisement -

Goordhow waxaa Caasimadda dalka Jabuuti ee Djabuuti ka soo duushay diyaarad sida Dhaqaatiir Jabuutiyaan ah kuwaas oo doonaya in ay dhankooda Caawiyaan Shacabka Soomaaliyeed ee ku waxyeeloobay qaraxii ka dhacay Maalin ka hor Soobe.

Dhaqaatiirtaan ayaa tiro ahaan waxa ay gaarayaan sida la sheegay ilaa 40 ,kuwaas oo la filayo in Saacadaha nasoo aadan ay soo gaaray Magaalada Muqdisho.

- Advertisement -

Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa dhaqaatiirtaan ku amray in ay aadaan Xamar, wuxuu kaloo sheegay in Goordhow diyaarad gargaar ay u soo diri doonaan Magaalada muqdisho

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories