HomeCaalamkaUrurka Jaamacadda Carabta oo cambaareeyey Qarixii ka dhacay Muqdisho

Ururka Jaamacadda Carabta oo cambaareeyey Qarixii ka dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta, Axmed Abu Qeyt waxa uu si kulul u cambaareeyey 2-dii qarax ee shalay ka dhacay magaalladda Muqdsiho.

Hadal-qoraal oo ka xoo baxay Xoghayaha Ururka Jaamacadda Carabta ayaa lagu sheegay inuu Axmed Abu Qeyt tacsi u diray qoysaska ay dadka kaga geeriyoodeen qaraxyadaasi.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Afhayeenka Pan Arab, Maxamuud Cafiifi  waxa uu cambaareeyey qaraxyadaasi, wuxuuna ugu baaqay Beesha Caalamka inay kordhiyaan Taageeradda  lagu xoojinayo Awoodda Ciiddanka Qaranka Somalia, si loo soo celiyo Nabadda iyo Deganaanshaha Somalia.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories