HomeCaalamkaTurkiga oo sheegay in uu kordhinayo Taageeradda ay DFS ka siinayaan Sugidda...

Turkiga oo sheegay in uu kordhinayo Taageeradda ay DFS ka siinayaan Sugidda Ammaanka

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Hadalkaasi ayaa lagu sheegay qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalkaasi, oo lagu cambaaraynayo qarixii shalay ka dhacay ka dhacay Muqdisho ee ay dadka badan ku geeriyoodeen,  kuna dhaawacmeen. “Dowladda Turkiga waxay mar kale ku celinaysaa inay Taageero la garab taagan yihiin Dowladda iyo Dadka Soomaaliyeed” ayaa lagu yiri Qoraalkaasi. Dhinaca kale, Dowladda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hadalkaasi ayaa lagu sheegay qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalkaasi, oo lagu cambaaraynayo qarixii shalay ka dhacay ka dhacay Muqdisho ee ay dadka badan ku geeriyoodeen,  kuna dhaawacmeen.

“Dowladda Turkiga waxay mar kale ku celinaysaa inay Taageero la garab taagan yihiin Dowladda iyo Dadka Soomaaliyeed” ayaa lagu yiri Qoraalkaasi.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Dowladda Turkiga waxay tacsi u dirtay Qoysaska ay dadka kaga geeriyoodeen qaraxaasi.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts