HomeCaalamkaSawirro:-Dowladda Turkiga oo Diyaarad Ambalaas ah soo diraysa Dadkii ku dhaawacmay qaraxii...

Sawirro:-Dowladda Turkiga oo Diyaarad Ambalaas ah soo diraysa Dadkii ku dhaawacmay qaraxii ka dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Afhayeenka Madaxtooyadda dalka Turkiga, Ibraahim Kaliin ayaa maanta sheegay inay soo diri doonaan Diyaarad Milliteri opo Ambalaas ah, si dadka dhaawacmay daawayn caafimaad loogu soo qaadi lahaa  dalka Turkiga. Hadal-qoraal oo uu soo dhigay Bartiisa Twitter-ka  ayuu ku sheegay inuu Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan amar ku bixiyey in loo diro Somalia Diyaaradaas iyo in Adeeg […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Afhayeenka Madaxtooyadda dalka Turkiga, Ibraahim Kaliin ayaa maanta sheegay inay soo diri doonaan Diyaarad Milliteri opo Ambalaas ah, si dadka dhaawacmay daawayn caafimaad loogu soo qaadi lahaa  dalka Turkiga.

Hadal-qoraal oo uu soo dhigay Bartiisa Twitter-ka  ayuu ku sheegay inuu Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan amar ku bixiyey in loo diro Somalia Diyaaradaas iyo in Adeeg Caafimaad lagu caawiyo Isbitaalladda Muqdisho.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Dowladda Turkiga waxay horey u cambaaraysay Qaraxaasi ay dadka badan ku geeriyoodeen, kuna dhaawaceen.

Hadal qoraal oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda Turkiga ayaa lagu sheegay inay DFS ka taageeri doonaan Adkeynta Ammaanka, waxayna u tacsideeyeen Qoysaska ay dadka kaga geeriyoodeen Qaraxii shalay ka dhacay Isgoyska Zoope ee magaalladda Muqdisho.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts