HomeWararRadio Dalsan oo bilaabay Barnaamij ay Qoysaska ku baadi-goobi karaan dadka...

Radio Dalsan oo bilaabay Barnaamij ay Qoysaska ku baadi-goobi karaan dadka ay ku la’ yihiin Qaraxii shalay ka dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Maamulka Radio Dalsan ayaa gaaray go’aankaasi, si Bulshadda Soomaalida loogu sahlo inay ku baadi-goobaan dadka ehelladda la ah ee aan warkooda la helin ama lagu la’ yahay Qaraxii shalay ka dhacay KM 5, gaar ahaan Isgoyska Zoope. Maamulka Radio waxa uu furay Khad Telefoone (Hotline), si ay Dhegeystayaasha ugu baafin karaan dadka la waayey, Qaraxaasi […]

- Advertisement -

Maamulka Radio Dalsan ayaa gaaray go’aankaasi, si Bulshadda Soomaalida loogu sahlo inay ku baadi-goobaan dadka ehelladda la ah ee aan warkooda la helin ama lagu la’ yahay Qaraxii shalay ka dhacay KM 5, gaar ahaan Isgoyska Zoope.

Maamulka Radio waxa uu furay Khad Telefoone (Hotline), si ay Dhegeystayaasha ugu baafin karaan dadka la waayey, Qaraxaasi kadib.

- Advertisement -

Dadka waxay soo wici karaan Telefoonka Laynka Idaacadda ee 648800 ama kala soo xiriira WhatsApp telefoonka 0615579070.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories