HomeWararDhageyso:-Madaxweyne Farmaajo”Xasuuqii shalay dhacay waxaan ka qaadeynaa geesinimo”

Dhageyso:-Madaxweyne Farmaajo”Xasuuqii shalay dhacay waxaan ka qaadeynaa geesinimo”

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Maxamed Cabdulalahi Farmaajo madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta barqadii waxa uu booqday Isgoyska Soobe ee uu qraxa ka dhacay iyo Isbitalka Digfeer oo dhaawacyo la geeyay. Farmaajo oo Wrbaahinta kula hadlay Isgoyska Soobe ayaa sheegay in dadkii ka dameeyay qaraxaasi ay yihiin kuwo diidan dowladnimada isla markaana duulaan ku ah Shacabka Soomaaliyeed sida uu […]

- Advertisement -

Maxamed Cabdulalahi Farmaajo madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta barqadii waxa uu booqday Isgoyska Soobe ee uu qraxa ka dhacay iyo Isbitalka Digfeer oo dhaawacyo la geeyay.

Farmaajo oo Wrbaahinta kula hadlay Isgoyska Soobe ayaa sheegay in dadkii ka dameeyay qaraxaasi ay yihiin kuwo diidan dowladnimada isla markaana duulaan ku ah Shacabka Soomaaliyeed sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in wixii shalay dhacay ay dowladda Soomaaliya ka qaadeyso geesinimo iyo in ay kordhiso dagaalka ay kula jirto Al-Shabaab.

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweynaha Soomaaliya

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories