HomeWararDhageyso:-Taliska Booliiska Gobolka Nugaal oo ka hadlay Siyaasiyiintii lagu xiray Garoowe

Dhageyso:-Taliska Booliiska Gobolka Nugaal oo ka hadlay Siyaasiyiintii lagu xiray Garoowe

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Faarax Cabdiraxmaan Warsame(Galangooli) taliyaha Qeybta Booliiska gobolka Nugaal ee Maamulk Puntland ayaa ka hadlay sababtii loo xiray Siyaasiyiinta ka soo jeda Mamulkaas ee shalay gelinkii dambe lagu xiray Magaalada Garoowe. Taliyaha ayaa sheegay in Siyaasiyintaan ayaa yihiin kuwo ku xadgudbay Dastuurka Puntland isla markaana sameeyay fal lagu kicinayay Shacabka Puntland sida uu hadalka u dhigay. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Faarax Cabdiraxmaan Warsame(Galangooli) taliyaha Qeybta Booliiska gobolka Nugaal ee Maamulk Puntland ayaa ka hadlay sababtii loo xiray Siyaasiyiinta ka soo jeda Mamulkaas ee shalay gelinkii dambe lagu xiray Magaalada Garoowe.

Taliyaha ayaa sheegay in Siyaasiyintaan ayaa yihiin kuwo ku xadgudbay Dastuurka Puntland isla markaana sameeyay fal lagu kicinayay Shacabka Puntland sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in Dadkan ay samesteen Madal ay ugu magic dareen badbaadinta Puntland, balse ay Puntland kala dambeyn ka jirto sidaas darteedna loo baahnaa hadii ay wax dhisanayaan in ay u gudbiyaan guddiga doorashooyinka kuwaas oo qaabilsan diiwaangelinta Xisbiyada.

Hoos Ka Dhageyso Codka Taliyaha Booliiska Gobolka Nugaal

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts