HomeWararCiidamada NISA oo qarxiyay gaari Noha ah oo qarax siday

Ciidamada NISA oo qarxiyay gaari Noha ah oo qarax siday

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Ciidamada Ammaanka ayaa gacanta ku dhigay darawal waday gaari Noha ah oo qarax labaad siday,kaasi oo markii dambe ciidamada NISA ay qarxiyeen. Gaariga Nohada ah oo waday qarax labaad ayaa ciidamadu waxay ku qarxiyeen Xaafada Ceel Qalow ee Degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho sida ay Dalsan u sheegeen dad Goobjoogayaal ah. Dhinaca kale Wararka ay […]

- Advertisement -

Ciidamada Ammaanka ayaa gacanta ku dhigay darawal waday gaari Noha ah oo qarax labaad siday,kaasi oo markii dambe ciidamada NISA ay qarxiyeen.

Gaariga Nohada ah oo waday qarax labaad ayaa ciidamadu waxay ku qarxiyeen Xaafada Ceel Qalow ee Degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho sida ay Dalsan u sheegeen dad Goobjoogayaal ah.

- Advertisement -

Dhinaca kale Wararka ay heleyso Dalsan ayaa waxa ay sheegayan in Darawalkii waday Gaariga ay Ciidamada NISA Gacanta ku dhigeen isla markaana ay qabteen.

Dhacdadaan ayaa ku soo aadaya xili isla Galabta qarax Gaari uu ka dhacay goob Mashquul badan oo ku taala Isgoyska soobe ee Magaalada Muqdisho

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories