HomeWararPuntland oo tira Odayaal ah ku xir xirtay Magaalada Garoowe

Puntland oo tira Odayaal ah ku xir xirtay Magaalada Garoowe

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Wararka ay Dalsan ka heleyso Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxa ay sheegayaan in Maamulka Puntland uu Xabsiga dhigay tiro Odayaal ah. Ciidamada Booliiska Magaalada Garoowe ayaa sida aan xogta ku helnay waxa ay Xabsiga dhigeen Odayaal Magacyadooda lagu kala sheegay Dhagaweyne, Daahir Ciro, faysal dhukane iyo Ganacsade Duni. Odayashaan ayaa Warbaahinta Maalmahaan […]

- Advertisement -

Wararka ay Dalsan ka heleyso Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxa ay sheegayaan in Maamulka Puntland uu Xabsiga dhigay tiro Odayaal ah.

Ciidamada Booliiska Magaalada Garoowe ayaa sida aan xogta ku helnay waxa ay Xabsiga dhigeen Odayaal Magacyadooda lagu kala sheegay Dhagaweyne, Daahir Ciro, faysal dhukane iyo Ganacsade Duni.

- Advertisement -

Odayashaan ayaa Warbaahinta Maalmahaan ka hadlayay iyaga oo dhaliilo u jeedinayay Madaxda Puntland, iyaga oo diidanaa Wareejinta Dekada Magaalada Boosaaso.

Sidoo kale Dalsan ayaa waxa ay xiriirtay Saraakiil ka tirsan ciidamada Puntland si aan wax uga weeydiino xarigaas balse kama jawaabin taleefoonadeena.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories