HomeWararDhageyso:-Wasiirka Gaadiidka”Hay’addaha degan Agagaarka Garoonka Aadan-Cadde dhibaato ayay ku yihiin”

Dhageyso:-Wasiirka Gaadiidka”Hay’addaha degan Agagaarka Garoonka Aadan-Cadde dhibaato ayay ku yihiin”

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Maxamed Cabdullaahi Salaad Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya ayaa sheegay in Hay’addaha dhismayaasha ku leh Agagaarka Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho aan la ogolaan doonin. Waxa uu sheegay in ay dhibaato ku yihiin ballaarinta Garoonka Diyaaradaha isla markaana ay horay u horgeeyeen golaha Wasiirada isla markaana wadahadalo ay uga guurayaan uu socdo. […]

- Advertisement -

Maxamed Cabdullaahi Salaad Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya ayaa sheegay in Hay’addaha dhismayaasha ku leh Agagaarka Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho aan la ogolaan doonin.

Waxa uu sheegay in ay dhibaato ku yihiin ballaarinta Garoonka Diyaaradaha isla markaana ay horay u horgeeyeen golaha Wasiirada isla markaana wadahadalo ay uga guurayaan uu socdo.

- Advertisement -

Waxa uu hadalkiisa intaas ku daray in Wasaaradu ay Agagaarka Garoonka ay kaliya u ogolaan doonaan  Shirkadaha waxtarka u leh Garoonka inta kalena ay jawaabta ka sugayan Golaha Wasiirada Soomaaliya.

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiirka Gaadiidka

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories