HomeWararDhageyso:-Taliye Cusub oo loo Magacaabay Ciidanka xoogga dalka iyo Wasiirka Gaashaandhiga...

Dhageyso:-Taliye Cusub oo loo Magacaabay Ciidanka xoogga dalka iyo Wasiirka Gaashaandhiga oo is casilay

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Shirkii  Golaha Wasiirada Soomaaliya oo maalin walba oo Khamiis ah ay Muqdisho ku yeeshaan ayaa manta ahaa mid ka duwan todobaadyadii la soo dhaafay kadib markii ay xilalkii iska casileen taliyihii Ciidanka xoogga dalka iyo wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya. Marka hore waxaa la sheegay in Wasiiru dowlaha Gaashaandhiga uu Golaha Wasiirada horgeeyay iscasilaad uu soo gudbiyay […]

- Advertisement -

Shirkii  Golaha Wasiirada Soomaaliya oo maalin walba oo Khamiis ah ay Muqdisho ku yeeshaan ayaa manta ahaa mid ka duwan todobaadyadii la soo dhaafay kadib markii ay xilalkii iska casileen taliyihii Ciidanka xoogga dalka iyo wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya.

Marka hore waxaa la sheegay in Wasiiru dowlaha Gaashaandhiga uu Golaha Wasiirada horgeeyay iscasilaad uu soo gudbiyay  taliyihii Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo todobaadyadii la soo dhaafay la sheegyay in xilka qaadis lagu sameynayo.

- Advertisement -

Dhanka kale Xubnaha Golaha Wasiirada ayaa waxa ay durbadiiba ay ay u Magacaabeen xilka taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya in uu noqdo isla markaana uu Cirfiid bedelo Gen, Cabdi  Jaamac Warsame Gorod.

Sidoo kale intii lagu guda jiray Shirka Golaha wasiirada ayaa waxa ku dhawaaqay in uu is casilay Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdirashiid Cabdullaahi Maxamed taas oo is casilaadiisa lagu sheegay in ay tahay khilaaf ka dhashay xilka qaadis lagu sameynayay taliyihii ciidanka xoogga dalka Maxamed Axmed Jimcaale cirfiid.

Kulanka Golaha Markii uu soo gaba gaboobay waxaa Saxaafada la hadlay una faah faahiyay Wasiirka Warafafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan Cumar Cisman Yariisoow.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiirka ee Golaha Wasiirada

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories