HomeWararMaxkamad ku taalla Talyaaniga oo xukun adag ku riday Mukhalas Soomaali ah...

Maxkamad ku taalla Talyaaniga oo xukun adag ku riday Mukhalas Soomaali ah oo geystay Jirdil

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Cismaan Maxamuud oo 22-jir ah ayaa lagu xukumay Xabsi Daa’in, kadib, markii lagu helay inuu kufsaday, jir-dilay iyo inuu dilay Tahriibayaal lagu hayey Xero ku taalla Lama-degaanka dalka Libya. Eedeysanaha waxaa kaloo lagu helay inuu Lacago madax-furasho ah ka qaatay qaar ka mid ah tahriibayaashii ku sugnaa Libya ee doonaysay inay u soo socdaalaan Qaaradda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Cismaan Maxamuud oo 22-jir ah ayaa lagu xukumay Xabsi Daa’in, kadib, markii lagu helay inuu kufsaday, jir-dilay iyo inuu dilay Tahriibayaal lagu hayey Xero ku taalla Lama-degaanka dalka Libya.

Eedeysanaha waxaa kaloo lagu helay inuu Lacago madax-furasho ah ka qaatay qaar ka mid ah tahriibayaashii ku sugnaa Libya ee doonaysay inay u soo socdaalaan Qaaradda Europe.

- Advertisement -

Eedeysanaha waxaa bishii September ee sannadkii hore lagu qabtay magaalladda Milan ee dalka Talyaaniga, kadib, markii ay bar aqoonsadeen 2 gabdho oo ka mid ah Dhibanayaashii uu ku jir-dilay Xero dadka Tahriibayaasha looga qaato madax-furasho oo ku taalla magaalladda Bani Waliid ee dalka Talyaaniga.

Maxkamadda Milan waxay Eedeysanaha ku heshay inuu afduub iyo jir-dil u geystay Tahriibayaal Somali ah, kuwaasi oo uu ku khasbay inay Eheladooda bixiyaan Lacago madax-furasho ah.

Wakaalladda Wararka Talyaaniha ee ANSA ayaa sheegtay inay Maxkamadu ku heshay Eedeysanaha dilka 4 qof oo uu jir-dil ugu geystay Libya.

- Advertisement -

Maxkamadda Milan, waxay ku xukuntay Eedeysane Cismaan Maxamuud inuu 3-da sanno ugu horreysa ku qaato Xabsi Gaar ah, wuxuuna marka uu ka soo baxo dhamaysan doonaan Xukunkiisa oo dhamaystiran.

Maxkamadda waxay kaloo amartay in sida ugu dhaqsaha badan loogu soo dhoofiyo dalkiisa hooyo ee Somalia.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

Recent Posts

[td_block_social_counter facebook="tagdiv" manual_count_facebook="26400" twitter="tagdivofficial" manual_count_twitter="7500" youtube="tagdiv" style="style6 td-social-boxed" tdc_css="eyJwb3J0cmFpdCI6eyJtYXJnaW4tYm90dG9tIjoiMjAiLCJkaXNwbGF5IjoiIn0sInBvcnRyYWl0X21heF93aWR0aCI6MTAxOCwicG9ydHJhaXRfbWluX3dpZHRoIjo3NjgsImFsbCI6eyJtYXJnaW4tYm90dG9tIjoiNDAiLCJkaXNwbGF5IjoiIn0sInBob25lIjp7ImRpc3BsYXkiOiIifSwicGhvbmVfbWF4X3dpZHRoIjo3Njd9" f_counters_font_family="global-font-2_global" f_network_font_family="global-font-2_global" f_btn_font_family="global-font-2_global" f_counters_font_size="eyJhbGwiOiIxMyIsInBvcnRyYWl0IjoiMTIifQ==" f_network_font_size="eyJhbGwiOiIxMyIsInBvcnRyYWl0IjoiMTEiLCJsYW5kc2NhcGUiOiIxMSJ9" f_btn_font_size="eyJhbGwiOiIxMyIsInBvcnRyYWl0IjoiMTEifQ=="]

Follow us

Popular

spot_img

Popular Categories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

As Justin Davis Leaves Mogadishu, Washington Is Asking a Different Question About Somalia

As Justin Davis concludes his tenure as Chargé d’Affaires...