HomeCaalamkaMaxaabiis lagu dilay gadood ka dhacay Xabsi ku yaalla dalka Meksiko

Maxaabiis lagu dilay gadood ka dhacay Xabsi ku yaalla dalka Meksiko

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Ugu yaraan 13 Maxbuus ayaa ku geeriyootay Xabsiga Kadereyta oo ku yaalla Waqooyiga dalkaasi, kadib, markii ay dagaalameen Maxaabiista iyo Ilaaladda Xabsiga..

Afhayeenka Taliska Xabsigaasi oo lagu magacaabo Aldo Faashi ayaa sheegay inay suurto-gal tahay inay dhimashadu kororto, iyadoo ay jiraan 8 Maxbuud oo ay soo gaareen dhaawacyo khatar ah

- Advertisement -

Iska horimaadka ayaa la sheegay inuu dhex maray 4,000 Maxbuus iyo 300 ka tirsan Ilaaladda Xabsiga, lamana soo sheegin in ilaalo lagu dilay Gadoodkaasi.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories