HomeWararDhageyso:-Wasiir Xoosh oo ka hadlay baaqashadii Shirweynaha dib u eegista Dastuurka

Dhageyso:-Wasiir Xoosh oo ka hadlay baaqashadii Shirweynaha dib u eegista Dastuurka

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Maalma ka hor waxaa dib u dhac uu ku yimid shirweynaha Qaran ee dib u eegista Dastuurka dalka kaas oo ay soo diyaarisay Wasaarada Dastuurka Xukuumada Federaalka Soomaaliya kadib markii ay qaadaceen shirkaas Wasiirada Arrimaha Dastuurka ee dowlad goboleedyada . Wasiirka Wasaarada Dastuurka Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa sheegay in uu aad uga xun yahay […]

- Advertisement -

Maalma ka hor waxaa dib u dhac uu ku yimid shirweynaha Qaran ee dib u eegista Dastuurka dalka kaas oo ay soo diyaarisay Wasaarada Dastuurka Xukuumada Federaalka Soomaaliya kadib markii ay qaadaceen shirkaas Wasiirada Arrimaha Dastuurka ee dowlad goboleedyada .

Wasiirka Wasaarada Dastuurka Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa sheegay in uu aad uga xun yahay Baaqashadaas balse taasi ay  tahay dumuqraadiyad ama xuriyad la gaaray in Xukuumadda Sooamaliya laga soo horjeesto.

- Advertisement -

Wasiir Xoosh ayaa sidoo kale sheegay in Wasaaradu ay mar kale qaban doonto shirkaas kaas oo ah mid dib u eegis lagu lagu sameynayo Dastuurka dalka oo ah weli mid qabyo ah.

Hadalka Wasiirka ayaa imaanaya xili weli ay dhaliil muujinayaan Wasaaradaha Dastuurka Maamul goboleedyada, taas oo Wasaarada Dastuurka dalka Soomaaliya looga baahan yahay in ay xal ka gaarto.

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiir Xoosh

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories