HomeWararDhageyso:-Mid ka mid ah Saraakiisha Ciidamada Soomaaliland oo is casilay

Dhageyso:-Mid ka mid ah Saraakiisha Ciidamada Soomaaliland oo is casilay

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Kadib markii uu shir Jaraa’id Maanta Warbaahinta uu u qabtay ayuu shaaciyay in uu iska casilay xilkii ahaa taliyaha Ciidanka Dab demiska Gobolka Togdheer ee Maamulka  Soomaliland. Iimaan Maxamuud Ibraahim ayaa sababaha iscasilaadiisa waxa uu ku sheegay in ay tahay in sababta xilkaan loogu dhiibay ay aheyd in uu ololo u sameeyo xisbiga Kulmiye balse […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kadib markii uu shir Jaraa’id Maanta Warbaahinta uu u qabtay ayuu shaaciyay in uu iska casilay xilkii ahaa taliyaha Ciidanka Dab demiska Gobolka Togdheer ee Maamulka  Soomaliland.

Iimaan Maxamuud Ibraahim ayaa sababaha iscasilaadiisa waxa uu ku sheegay in ay tahay in sababta xilkaan loogu dhiibay ay aheyd in uu ololo u sameeyo xisbiga Kulmiye balse aysan muuqan sababo uu ugu Shaqeeya Qaranka sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in Arrintaan uu horay uga digay Madaxweynaha Soomaaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, balse xilkeyga la igu maamulay si aan ugu ololeeyo Xisbiga Kulmiye.

Ugu dambeyn waxa uu ugu baaqay madaxda kale ee heysa xilka in aysan olole u muujin xisbiyada kale balse ay noqdan kuwa u Shaqeeya Qarankooda.

Hoos ka Dhageyso Codka Iimaan Maxamuud Ibraahim

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts