HomeCaalamkaAkhriso:-Xildhibaan Mahad Salaad”Madaxweyne Farmaajo waa uu fashilmaye Baarlaamaanka haka tashadaan”

Akhriso:-Xildhibaan Mahad Salaad”Madaxweyne Farmaajo waa uu fashilmaye Baarlaamaanka haka tashadaan”

Date:

Related stories

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

Xildhibaan Mahad Salaad oo ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa dhaliilay Siyaasada hoggaanka ugu sareysa dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed cabdulalahi Farmaajo. War Qoraal ah oo uu soo dhigay Barta uu ku leeyahay Facebook ayaa waxa uu ku sheegay in dowladda ay fashilnatay sigaar ah Madaxweyne Farmajo isla markaana loo baahan yahay in Golaha Shacabka […]

- Advertisement -

Xildhibaan Mahad Salaad oo ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa dhaliilay Siyaasada hoggaanka ugu sareysa dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed cabdulalahi Farmaajo.

War Qoraal ah oo uu soo dhigay Barta uu ku leeyahay Facebook ayaa waxa uu ku sheegay in dowladda ay fashilnatay sigaar ah Madaxweyne Farmajo isla markaana loo baahan yahay in Golaha Shacabka ay ka tashadaan madaxda dalka oo uu ula jeedo in ay kalsoonida kala laabtaan.

- Advertisement -

Hoos Ka Akhriso Warka Qoraalka ah oo uu soo dhigay Bartiisa Facebook

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories