HomeWararDhageyso:-Magacyada Ganacsato Ahlusuna ay ku xir xirtay Dhuusa Mareeb

Dhageyso:-Magacyada Ganacsato Ahlusuna ay ku xir xirtay Dhuusa Mareeb

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Maamulka gobolada Dhexe ee Ahlusuna wal-jamaacada waxa ay degmada Dhuusa mareeb ee Xarunta Gobolk galgaduud ku xir xireen tiro Ganacsato ah oo haween u badan. Ganacsatadan qaarkood oo la hadlay Dalsan ayaa waxa ay sheegeen in sababta loo xir xiray ay tahay in ay weydiiyeen in ay bixyaan lacago farabadan oo ay ku sheegen in […]

- Advertisement -

Maamulka gobolada Dhexe ee Ahlusuna wal-jamaacada waxa ay degmada Dhuusa mareeb ee Xarunta Gobolk galgaduud ku xir xireen tiro Ganacsato ah oo haween u badan.

Ganacsatadan qaarkood oo la hadlay Dalsan ayaa waxa ay sheegeen in sababta loo xir xiray ay tahay in ay weydiiyeen in ay bixyaan lacago farabadan oo ay ku sheegen in ay tahay Canshuur taas oo aysan awoodin Ganacsatada in ay bixiyaan.

- Advertisement -

Mid ka mid ah Ganacsatada degmada dhuusa mareeb oo dalsan la hadashay ayaa waxa ay sheegtay in Ganacsatada la xir xiray ay ku jirto Gudoomiyaha ururka haweenka degmada Dhuusa mareeb kuwaas oo magacyadooda ay kala yihiin.

1: Siraad Jirde Faarax oo ah Gudoomiyaha Ururka Haweenka Dhuusa Mareeb

2: Ruqiyo Macalin Axmed

- Advertisement -

3: Sahro Xasan Cabdi

4: Sagal Cilmi Xersi

5:-Safiyo Xersi Wanaagsan

6: Shuri Wadaad Yare

7: Shukri Sheekh Axmed

8: Istaahil Dhiijaan

Iyo Goodax Maxamed Maxamuud

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga mid ka mid ah Ganacsatada dhuusa Mareeb.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories