HomeWararDEG DEG:-Mid ka mid ah Ergadii wax ku dooratay Baydhabo oo Caawa...

DEG DEG:-Mid ka mid ah Ergadii wax ku dooratay Baydhabo oo Caawa la dilay

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Kooxo hubeysan ayaa Caawa deegaanka sarkuusta ee duleedka Magaalada Muqdisho mid ka mid ah Eergadii xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya soo doortay Ninka la dilay ayaa waxaa Mgaciisa ay Goobjoogayaal ku sheegeen Cabdi Nuunoow Aadan, waxana la sheegay in Kooxda dishay ay wadada u galeen xili uu ka tegay Muqdisho iyaga oo markii uu geeriyooday kadib Gaarigii […]

- Advertisement -

Kooxo hubeysan ayaa Caawa deegaanka sarkuusta ee duleedka Magaalada Muqdisho mid ka mid ah Eergadii xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya soo doortay

Ninka la dilay ayaa waxaa Mgaciisa ay Goobjoogayaal ku sheegeen Cabdi Nuunoow Aadan, waxana la sheegay in Kooxda dishay ay wadada u galeen xili uu ka tegay Muqdisho iyaga oo markii uu geeriyooday kadib Gaarigii uu watay ay ka qaateen.

- Advertisement -

Sidoo kle Goobjoogayasha ayaa waxa ay sheegeen in Kooxda wax dishay ay wteen Hubka fudud sida Qoryaha AK47 isla markaana Gaarigiisii ay la baxsadeen isaga oo ka mid ahaa Ergadii wax ku dooratay Magaalada Baydhabo.

Ciidamo ka tirsan kuwa dowldda oo goobta gaaray ayaa mudo Daqiiqado ah xiray Wadada xiriirisa Muqdisho Afgooye wallow markii dambe ay fureen.

Goordhow la socda Warkaas oo dhameystiran

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories