HomeWararDhageyso:-Xildhibaan Coloow”Waa in Maxkamad la horgeeyaa Askarigii iskudayay in uu na dilo”

Dhageyso:-Xildhibaan Coloow”Waa in Maxkamad la horgeeyaa Askarigii iskudayay in uu na dilo”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Kadib markii Magaalada Jowhar lagu rasaaseeyay Gaari ay la socdeen laba xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Maamulka Hir-Shabeelle ayaa waxaa arrintaasi Dalsan u fah faahiyay Gaariga la rasaaseeyayna lahaa Xildhibaan Maxamed Yuusuf Coloow. Xildhibanka ayaa sheegay in rasaastaas uu ku dhaawacmay Xildhibaan Faarax Maxamed Cismaan”Gacaney”oo ka mid ah Baarlamaanka Maamulka Hir-Shabeelle intaasi kadibna ay u […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kadib markii Magaalada Jowhar lagu rasaaseeyay Gaari ay la socdeen laba xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Maamulka Hir-Shabeelle ayaa waxaa arrintaasi Dalsan u fah faahiyay Gaariga la rasaaseeyayna lahaa Xildhibaan Maxamed Yuusuf Coloow.

Xildhibanka ayaa sheegay in rasaastaas uu ku dhaawacmay Xildhibaan Faarax Maxamed Cismaan”Gacaney”oo ka mid ah Baarlamaanka Maamulka Hir-Shabeelle intaasi kadibna ay u carareen Saldhiga Booliiska Jowhar oo goobta ka agdhawaa.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu sheegay in ninka rasaasta ku furay Gaariga ay wateen loo sheegay in uu ka mid yahay ciidamada Milateriga Soomaaliya isla markaana  laga soo musaafuriyay degmada Balcad ee isla Gobolkaasi Shabeellaha Dhexe.

Ugu dambeyn waxa uu sheegay in ciidamada amniga ay Gacanta ku dhigeen ninkii rasaaseeyay Gaarigiisa ee doonayay in uu dilo.

Ilaa iyo hadda lama oga sababta ka dambeysa rasaasta lagu furay xildhibaanada ka tirsan Baarlamaanka Maamulka Hir-Shabeelle xili ay marayeen Bartmaha Magaalada Jowhar.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso  Wareysiga Xildhibaan Maxamed Yuusuf Coloow

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts