HomeWararKolonyo Gaadiidka AMISOM ah oo Maanta qarax lala eegtay

Kolonyo Gaadiidka AMISOM ah oo Maanta qarax lala eegtay

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Faah faahino dheerad ah ayaa ka soo baxaya qarax duhurnimadii Maanta oo Axad ah ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Afrika ee AMSOM lagula eegtay qeybo ka mid ah Wadada xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye. Kulan ka mid ah ciidanka AMISOM ayaa xili ay marayeen deegaanka Xaawa Cabdi waxaa loo dhigay Miino nooca dhulka lagu aaso ah […]

- Advertisement -

Faah faahino dheerad ah ayaa ka soo baxaya qarax duhurnimadii Maanta oo Axad ah ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Afrika ee AMSOM lagula eegtay qeybo ka mid ah Wadada xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye.

Kulan ka mid ah ciidanka AMISOM ayaa xili ay marayeen deegaanka Xaawa Cabdi waxaa loo dhigay Miino nooca dhulka lagu aaso ah sida ay sheegeen qaar ka mid ah dadka deegaanka.

- Advertisement -

Mid ka mid ah Gawaarida AMISOM ayaa la sheegay in qaraxaas ay waxyeelo ka soo gaartay wallow aan la shaacin khasaaro kale oo ka dhashay.

Ciidamada ayaa intaasi kadib waxa ay fureen rasaas,taas oo cabsi ama baqdin ku abuurtay dadka ku nool deegaanka Xaawa Cabdi waxana sidoo kale xoogaa hakad galay isku socodka dadka iyo Gaadiidka.

Ciidamada AMISOM ayaa mararka qaar waxaa qaraxyo Miinada dhulka lagu aaso ah waxaa lagula eegtay xiliyada ay ku safrayaan Wadada xiriirisa Muqdisho iyo afgooye

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories