HomeCaalamkaHaweeney Faransiis ah oo xabsi 10-sanno ku muteysatay Wiilkeeda oo ku biiray...

Haweeney Faransiis ah oo xabsi 10-sanno ku muteysatay Wiilkeeda oo ku biiray Kooxda Daacish

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Haweeneydaasi oo lagu magacaabo Kiristina Rifiyeere oo 51 jir ah waxaa xukunka ku riday Maxkamad ku taalla magaalladda Paris. Haweeneydaasi oo 51-jir ah laguna naanayso JIHADI GARAN ayaa la sheegay inay 3 jeer  socdaal ku tegtay dalka Syria, si ay u soo aragto Wiilkeeda oo lagu magacaabo Tayler Filuus, kaasi oo ka mid  ah Dagaalamayaasha […]

- Advertisement -

Haweeneydaasi oo lagu magacaabo Kiristina Rifiyeere oo 51 jir ah waxaa xukunka ku riday Maxkamad ku taalla magaalladda Paris.

Haweeneydaasi oo 51-jir ah laguna naanayso JIHADI GARAN ayaa la sheegay inay 3 jeer  socdaal ku tegtay dalka Syria, si ay u soo aragto Wiilkeeda oo lagu magacaabo Tayler Filuus, kaasi oo ka mid  ah Dagaalamayaasha Daacish.

- Advertisement -

Xukunkeeda ayaa yimid hal toddobaad kadib, markii Hooyo 3 carruur leh lagu helay inay Lacago u xawishay wiilkeeda oo u safray dalka Syria, kuna biiray Daacish.

Maxkamad ku taalla magaalladda Paris ayaa ku xukuntay Haweeneydaas 2 sanno oo Xabsi ah.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories