HomeWararAl-Shabaab oo soo bandhigay Askar ay sheegeen in ay ka soo goosteen...

Al-Shabaab oo soo bandhigay Askar ay sheegeen in ay ka soo goosteen Jubbaland

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Magaalada Jilib ee Xarunta Gobolka Jubbada dhexe ayaa Al-Shabaab waxa ay Maanta ku soo bandhigeen Afar Askari oo ay ku sheegeen in ay ka soo goosteen Ciidamada Maamulka Jubbaland. Raggaan ayaa waxaa Magacyadooda lagu kala sheegay Maxamed Isxaaq Nuur, Xasan Nuur Xuseen, Xasan Abeyle Xoosh,Iyo Cumar Yuusuf Muuse. Qaar ka mid ah ciidamadaas oo la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Jilib ee Xarunta Gobolka Jubbada dhexe ayaa Al-Shabaab waxa ay Maanta ku soo bandhigeen Afar Askari oo ay ku sheegeen in ay ka soo goosteen Ciidamada Maamulka Jubbaland.

Raggaan ayaa waxaa Magacyadooda lagu kala sheegay Maxamed Isxaaq Nuur, Xasan Nuur Xuseen, Xasan Abeyle Xoosh,Iyo Cumar Yuusuf Muuse.

- Advertisement -

Qaar ka mid ah ciidamadaas oo la hadlay Warbaahinta ku hadasha afka Al-Shabaab ayaa waxa ay sheegeen in ay aad ugu faraxsan yihiin ka soo tegida Ciidamada Jubbaland.

Todobaadyo ka hor ayay aheyd markii Al-Shabaab ay sidaan oo kale u soo bandhieegn Saddex Askari oo ay sheegen in ay ka soo goosteen ciidamada Jubbaland.

Weli Masuuliyiinta Maamulka Jubbaland kama hadlin ciidamadaan la sheegay in ay ka soo goosteen ee isku dhiibay Al-Shabaab.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts