HomeMaqalDhageyso:-Shariif Xasan oo ku baaqay in khilaafka jira xal buuxa laga gaaro

Dhageyso:-Shariif Xasan oo ku baaqay in khilaafka jira xal buuxa laga gaaro

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo shalay dib ugu soo laabtay Magaalada Baydhabo ayaa sheegay in loo baahan yahay waqtigaan in dadka Sooamaliyeed iyo madaxdooda ay noqdaan kuwa midooba. Sidoo kale Shariifka ayaa soo hadalqaaday xiisadda siyaasadeed ee u dhaxeysa Dowladda Dhexe & Maamul Goboleedyada,waxa uuna sheegay in Somaliya ay ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo shalay dib ugu soo laabtay Magaalada Baydhabo ayaa sheegay in loo baahan yahay waqtigaan in dadka Sooamaliyeed iyo madaxdooda ay noqdaan kuwa midooba.

Sidoo kale Shariifka ayaa soo hadalqaaday xiisadda siyaasadeed ee u dhaxeysa Dowladda Dhexe & Maamul Goboleedyada,waxa uuna sheegay in Somaliya ay ka mid ahayd dalalka Afrika ugu waaweyn, balse ay 27 sano ka hor u burburtay siyaasad aan deganayn awgeed, waxaana uu ku baaqay khilaafka siyaasadeed ee hadda jira in lagu xaliyo siyaasad degan.

- Advertisement -

Wuxuu sheegay inay doonayan in la dejiyo xiisadda siyaasadeed ee dalka ka jirta, si dalka uu horey ugu dhaqaaqo, ugana soo kabsado dagaaladii sokeeye ee wadanka oo dhan ragaadisay.

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweyne Shariif

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts